Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Laascaanood iyo Madaxweyne Biixi oo Baaq diray

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wali halkaasi ka jiraan xaalad kacsanaan ah, waxaana saakay xiran inta badan goobihii ganacsi ee ku yaallay magaaladaasi. Magaalada Laascaanood waxaa xalay ka dhacay bannaan baxyo rabshado watay oo ay dhigayeen shacabka magaaladaasi oo kasoo horjeeda ciidamada maamulka Somaliland, kuwaa oo dil u geestay … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Laascaanood iyo Madaxweyne Biixi oo Baaq diray